Madaxtooyada Somaliland oo War ka soo saartay sababaha loo xiray Xildhibaan Dhakool (Akhriso)

Maamulka Somaliland ayaa faahdaahin ka bixiyey sababaha loo xiray xildhibaan Dhakool oo ka tirsan baarlamanka maamulkaas, kaasoo maalmo ka hor ay xabsiga dhigeen ciidanka booliska Hargeysa. Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland ayaa saxaafada u akhriyey War saxaafadeed arintaas ku saabsan oo ka soo baxay madaxtooyada maamulka ka dib shir jaraaid oo uu ku qabtay magaalada Hargeysa kaasoo … Continue reading Madaxtooyada Somaliland oo War ka soo saartay sababaha loo xiray Xildhibaan Dhakool (Akhriso)